Masuul shaqadiisa ku waayey ciyaartoyga Lionel Messi oo uu wax ka sheegay

Xiriirka kubadda adduunka ee FIFA ayaa muddo 12 bilood ah shaqada ka hakiyay madaxa xiriirka kubadda cagta Falastiiniyiinta ka dib markii uu ugu baaqay taageerayaasha Falastiin inay dab qabadsiiyaan funaanadaha iyo sawirrada cayaaryahan Lionel Messi. Jibriil Rajoub ayaa lagu ganaaxay inuu bixiyo 15,826 Gini ka dib markii lagu eedeeyey inuu jeediyay hadalo kicin iyo rabshado … Continue reading Masuul shaqadiisa ku waayey ciyaartoyga Lionel Messi oo uu wax ka sheegay